Wednesday, September 6, 2023

faiidada salaada

 

FAIIDADA SALAADA.

hadii aaanu salaada ka hadalno ilahay wuxu noo tilmamaya saladu iney qofka ka reebto xumaha oo dhan kiisa foosha xun io kiisa kleba  taas oo ay diinta io sharciguba diiden iney saladu reebto.
Taas macnahedu waxa weyan iney saladu wax ka badasho  qofka dhaqankisa qofka muslimka ah hadu saladu salaad sax ah  oo tii la faray ay tahay natiijada ka dhalata waxa ka mida dhaqankisa iney wax iska badan oo dhaqan fiican yeesho 
hadii aanu sheegno saladuhu sidey u kala fadli badan yihiin iyako wuxuba wada fadli badan yihiin hadana rasuulkena NAXARIIS IO NABAD GALYO KORKIISA HA AHATE uu noo shegaya in labada rakcadood ee  salada subax iney ka khayr badan thy aduunka oo dhan iyo waxa yalaba.

No comments:

Post a Comment

faiidada salaada

  FAIIDADA SALAADA. hadii aaanu salaada ka hadalno ilahay wuxu noo tilmamaya  saladu iney qofka ka reebto xumaha oo dhan kiisa foosha xun io...